Skip to main content

Posts

Showing posts from April, 2023

Kayse maxamed ali

' wuxuu ka mid ahaa halgamyaashi sida weyn uga qayab qaatay kor u kaca halkar academy waxa kloo xubin hore ka soo noqday halkar waxa uu qayab laxaad leh ka qaatay shaqooyinka aasaasiga ah ee halkar ka dhex socday wakhtigaasi horumar badan,dalaalo wax ku oool ah , iyola dhaqan bulsho aaad u sareeeya , KAYSE MAXAMED ALI (BOODHARI) Hada waxa uu si rasmiya uga mid noqonyaa mar labaad urukiisi uu hiilka iyo hooba la garab taagna

Shahaadooyin Xalfada 9aad

Hanad Eid maxamed waxa uu kamid yahay dadkii sida joogatta ah ula shaqynyayan ururka lana garab taagna videos iyosawiraba waa Dhamaan aradydiii qaadadtay shahaadooyinka ururka

ciyaaraha

ciyaatan waxay kamid thay ciyaaraha loogu jecelyahy gaygiga soomalida magaceedna waxa ladhaha "jaandheerta" ciyaartana wa ciyaaraha sida aadka ah loo xiiseeyo "hariimo dubo"

xalfada xuska maalin u gaar ah hablaha Halkar academy

maalintani wa maalin loo asteeyay iney ka duwnaadan dhamaanbahda bahda dhaqanka ee gaygeena ka ciyaarta taaaso aanu kaka duwni karno xalfado iyaga u gaara oo sannadkii 3aad oo xidhiidhna aanu wali wadno waxa sannad kasta laqabta in ka badan 100 xalfadood tanina waa mid astaan u ah hablaha oo kaliya

safarkiii inamada

safarkani waxa uu aha amid taarikhiya oo sannda kasta ay inamada halkar academy ugu baxaan mid kamida gobolada somaliland sannad kastanau qorshysan bilka mida hadaba sanadkan uu ka duwnaa sannaddii hore taaso taarikho weyn aaanu kala kulaney sida; 1;Garsho la"aan na haysay 2;Baskii oo nala jabaey 3;Iyo meesha oo aanu lug ku tagney sawirad iyo qaybo klo ka duwan sida socdalki safarka iyo walibna goobihii mihiimka ah ee aanu marney.

HEESTA CAAQIL SAMTER

heesta oo aanu ugu tallo galaney gudoomiyaha ururka halkar samayrt jamac maygaag taaso tacab badan gashay

9 anniversary

  Sanadd guuraddii 9 aad ee ka soo wareegtay aasaaska ururka     Sannad ka duwan sannadadii  hore Dhamaan in ka badan 76 qof oo ku abtirsada Halkar academy  Gudoomiyaha ururka hiddaha iyo dhaqanka  samater jaamac maygaag,  jiilka 11 oo marka ciyaaryay sedexbilood (3) oo kalaiya  G/xigeenka ururka xasan cismaan buuni  Gudoomiyaha xarunta dhaqanka ee hargysa DR-jama musse jama,