Skip to main content

safarkiii inamada

safarkani waxa uu aha amid taarikhiya oo sannda kasta ay inamada halkar academy ugu baxaan mid kamida gobolada somaliland sannad kastanau qorshysan bilka mida hadaba sanadkan uu ka duwnaa sannaddii hore taaso taarikho weyn aaanu kala kulaney sida; 1;Garsho la"aan na haysay 2;Baskii oo nala jabaey 3;Iyo meesha oo aanu lug ku tagney
sawirad iyo qaybo klo ka duwan sida socdalki safarka iyo walibna goobihii mihiimka ah ee aanu marney.

Comments

Popular posts from this blog

SANNAD GUURADA 10 AAD

1; Sanad guurada 10aad maxay Sanadkan kaka duwan tahay ? Sanadkan waxay kaka duwanaan doonta waxyalo badan , hdaba maxad is leedahay wey kaka duwan doonta sanadkan 10 aad

SANAD GUURADA 10 AAD

HEESTA CAAQIL SAMTER

heesta oo aanu ugu tallo galaney gudoomiyaha ururka halkar samayrt jamac maygaag taaso tacab badan gashay