Skip to main content

Posts

Soo Dhawayno.

Ku Soo Dhawoow Ururka Hiddaha Iyo Dhaqanka Ee Halkar Academy, Cabdiraxmaan Aadan Cabdisamad.

SANNAD GUURADA 10 AAD

1; Sanad guurada 10aad maxay Sanadkan kaka duwan tahay ? Sanadkan waxay kaka duwanaan doonta waxyalo badan , hdaba maxad is leedahay wey kaka duwan doonta sanadkan 10 aad

SOMALILAND HALKAR ACADEMY

Happy 18 May

Dhamaan Halkar academy waxan ugu Hambalyaynaa bilashada bisha may oo ah bil ka duwan bilaha kale taaso la xidhiidha 1may oo ah malinta shaqaalaha aduunka iyo walibam 18may oo ah malintii xornimada sonaliland, waxanu dhawaan u dabaal dagi doona 18may taaso inagu so food leh. Dhaman reer somliland happy 18may

Kayse maxamed ali

' wuxuu ka mid ahaa halgamyaashi sida weyn uga qayab qaatay kor u kaca halkar academy waxa kloo xubin hore ka soo noqday halkar waxa uu qayab laxaad leh ka qaatay shaqooyinka aasaasiga ah ee halkar ka dhex socday wakhtigaasi horumar badan,dalaalo wax ku oool ah , iyola dhaqan bulsho aaad u sareeeya , KAYSE MAXAMED ALI (BOODHARI) Hada waxa uu si rasmiya uga mid noqonyaa mar labaad urukiisi uu hiilka iyo hooba la garab taagna

Shahaadooyin Xalfada 9aad

Hanad Eid maxamed waxa uu kamid yahay dadkii sida joogatta ah ula shaqynyayan ururka lana garab taagna videos iyosawiraba waa Dhamaan aradydiii qaadadtay shahaadooyinka ururka

ciyaaraha

ciyaatan waxay kamid thay ciyaaraha loogu jecelyahy gaygiga soomalida magaceedna waxa ladhaha "jaandheerta" ciyaartana wa ciyaaraha sida aadka ah loo xiiseeyo "hariimo dubo"