Skip to main content

RIwaayad qoraaa Halkar academy

waxay ka mid tahay riwaayadao aanu kusoo ban dhiganeyayn xarunta dhaqanka ee hargeysa, riwayadaaso uu qoreya adeero c/raxmaan yuuusf cartan kooxda halar academy waxay ku soo bandhnidhtay xarunta dhaqanka ee hargeysa, gabayo badan oo laga soo dheegtay abwaanadii hore waxana ka mida 1:guduudo carwo 2:cismaan gacalo 3:axmed cumar dhuule 4:saxardiid jabiye 5:maxamed saleeban tubeec dhamaaan abaawandaasi waxay ka mid ahaayeen ama kaka jireen qayab ahaan riyaawadiii (Xusuus Wadareed) riwaayadaaso dhamaystiran waxad ka daawan dooonta page ka xarunta dhaqanka ee youttube ka ama linka hooos yaala: ____----- -------- (https://youtu.be/APlxkJEj2gI?si=dJ0NXrqpF5z9_qbp) ----------------------
Shacab weynaha ka soo qayab galay waxay si dharaf iyo dhiiiri galin weyn noo ahayad ka soo qatab galkoooda =>dadka ayaan wax ku ahayan

Comments

Popular posts from this blog

SANNAD GUURADA 10 AAD

1; Sanad guurada 10aad maxay Sanadkan kaka duwan tahay ? Sanadkan waxay kaka duwanaan doonta waxyalo badan , hdaba maxad is leedahay wey kaka duwan doonta sanadkan 10 aad

SANAD GUURADA 10 AAD

HEESTA CAAQIL SAMTER

heesta oo aanu ugu tallo galaney gudoomiyaha ururka halkar samayrt jamac maygaag taaso tacab badan gashay