Skip to main content

SANAD GUURADII 10 EE HALKAR ACADEMY

sanadkan wanu 10 jirsnay waxan kaloo la jaan qaadayna is bedelka cimilada ee deeganka , halkar waxay ka mid tahay ururda faca weyan ee deeganka ama hargeisa ka dhisan hadan dib ugu yara noqdo taariikh nololeedkii halkar , halkar waxa la aas aasay 09/26/2013 wakhtigaaso la lagaga bilaabay riwaayyad matalaaad waxana aaas aasay 7 xubnood afar wiil iyo sedex gabdhood , 2015 waxa lagu sooo daray mihnadaa dhaqanka waxan sanadkaa go'aaansanay inan soo saarno tacab fara badan oo bari ka maalin ay dheeefsadaaan . waxan soo qabanay sanadguurooyin fara badan oo dhamaan ku jira social mediaha ,waxan kaloo dhiiri galin iyo ka farxin aaanu u samayayn dadyow ka tirsan ururka qof kasta malin laga farxin jirney sedexdii sane u danbeeeyay waxa aanau si weyn ugu dabaaal daganyayn hotelada ugu waaweyn hargeisa oo sanandkasta ay ka dhacysy xalfad aaad u qiimo badan. taa badalkeeda waxan sanadkan la dareen nahay ciidanka qaranka somaliland taaso masiibado aaad u weyni ku dhacday waxanu badalkeeda joojinayan xalafdii sanadkan ka dhici lahayn magalada hargeisa 26 bishan 9 aaad taaso aaanu deeeq uga dhigayni ciidankyga somaliland dhamaan bahda halkar waxay ku wada faraxsanyihiiin iney u joojiyaaan sanadkan ay farxi lahaayeen ciidankooda qaranka.

Comments

Popular posts from this blog

SANNAD GUURADA 10 AAD

1; Sanad guurada 10aad maxay Sanadkan kaka duwan tahay ? Sanadkan waxay kaka duwanaan doonta waxyalo badan , hdaba maxad is leedahay wey kaka duwan doonta sanadkan 10 aad

SANAD GUURADA 10 AAD

HEESTA CAAQIL SAMTER

heesta oo aanu ugu tallo galaney gudoomiyaha ururka halkar samayrt jamac maygaag taaso tacab badan gashay