Skip to main content

Kayse maxamed ali

' wuxuu ka mid ahaa halgamyaashi sida weyn uga qayab qaatay kor u kaca halkar academy waxa kloo xubin hore ka soo noqday halkar waxa uu qayab laxaad leh ka qaatay shaqooyinka aasaasiga ah ee halkar ka dhex socday wakhtigaasi horumar badan,dalaalo wax ku oool ah , iyola dhaqan bulsho aaad u sareeeya , KAYSE MAXAMED ALI (BOODHARI) Hada waxa uu si rasmiya uga mid noqonyaa mar labaad urukiisi uu hiilka iyo hooba la garab taagna

Comments

  1. intaan noolahay ma jirto meel aan halkar acadmey u dhaafayo mahadsanid dhamantina

    ReplyDelete

Post a Comment

Popular posts from this blog

xalfada xuska maalin u gaar ah hablaha Halkar academy

maalintani wa maalin loo asteeyay iney ka duwnaadan dhamaanbahda bahda dhaqanka ee gaygeena ka ciyaarta taaaso aanu kaka duwni karno xalfado iyaga u gaara oo sannadkii 3aad oo xidhiidhna aanu wali wadno waxa sannad kasta laqabta in ka badan 100 xalfadood tanina waa mid astaan u ah hablaha oo kaliya

RIwaayad qoraaa Halkar academy

waxay ka mid tahay riwaayadao aanu kusoo ban dhiganeyayn xarunta dhaqanka ee hargeysa, riwayadaaso uu qoreya adeero c/raxmaan yuuusf cartan kooxda halar academy waxay ku soo bandhnidhtay xarunta dhaqanka ee hargeysa, gabayo badan oo laga soo dheegtay abwaanadii hore waxana ka mida 1:guduudo carwo 2:cismaan gacalo 3:axmed cumar dhuule 4:saxardiid jabiye 5:maxamed saleeban tubeec dhamaaan abaawandaasi waxay ka mid ahaayeen ama kaka jireen qayab ahaan riyaawadiii (Xusuus Wadareed) riwaayadaaso dhamaystiran waxad ka daawan dooonta page ka xarunta dhaqanka ee youttube ka ama linka hooos yaala: ____----- -------- (https://youtu.be/APlxkJEj2gI?si=dJ0NXrqpF5z9_qbp) ---------------------- Shacab weynaha ka soo qayab galay waxay si dharaf iyo dhiiiri galin weyn noo ahayad ka soo qatab galkoooda =>dadka ayaan wax ku ahayan

SANAD GUURADA 10 AAD