Skip to main content

Posts

SANAD GUURADA 10 AAD

SANAD GUURADII 10 EE HALKAR ACADEMY

sanadkan wanu 10 jirsnay waxan kaloo la jaan qaadayna is bedelka cimilada ee deeganka , halkar waxay ka mid tahay ururda faca weyan ee deeganka ama hargeisa ka dhisan hadan dib ugu yara noqdo taariikh nololeedkii halkar , halkar waxa la aas aasay 09/26/2013 wakhtigaaso la lagaga bilaabay riwaayyad matalaaad waxana aaas aasay 7 xubnood afar wiil iyo sedex gabdhood , 2015 waxa lagu sooo daray mihnadaa dhaqanka waxan sanadkaa go'aaansanay inan soo saarno tacab fara badan oo bari ka maalin ay dheeefsadaaan . waxan soo qabanay sanadguurooyin fara badan oo dhamaan ku jira social mediaha ,waxan kaloo dhiiri galin iyo ka farxin aaanu u samayayn dadyow ka tirsan ururka qof kasta malin laga farxin jirney sedexdii sane u danbeeeyay waxa aanau si weyn ugu dabaaal daganyayn hotelada ugu waaweyn hargeisa oo sanandkasta ay ka dhacysy xalfad aaad u qiimo badan. taa badalkeeda waxan sanadkan la dareen nahay ciidanka qaranka somaliland taaso masiibado aaad u weyni ku dhacday waxanu badalkeeda jooj...

RIwaayad qoraaa Halkar academy

waxay ka mid tahay riwaayadao aanu kusoo ban dhiganeyayn xarunta dhaqanka ee hargeysa, riwayadaaso uu qoreya adeero c/raxmaan yuuusf cartan kooxda halar academy waxay ku soo bandhnidhtay xarunta dhaqanka ee hargeysa, gabayo badan oo laga soo dheegtay abwaanadii hore waxana ka mida 1:guduudo carwo 2:cismaan gacalo 3:axmed cumar dhuule 4:saxardiid jabiye 5:maxamed saleeban tubeec dhamaaan abaawandaasi waxay ka mid ahaayeen ama kaka jireen qayab ahaan riyaawadiii (Xusuus Wadareed) riwaayadaaso dhamaystiran waxad ka daawan dooonta page ka xarunta dhaqanka ee youttube ka ama linka hooos yaala: ____----- -------- (https://youtu.be/APlxkJEj2gI?si=dJ0NXrqpF5z9_qbp) ---------------------- Shacab weynaha ka soo qayab galay waxay si dharaf iyo dhiiiri galin weyn noo ahayad ka soo qatab galkoooda =>dadka ayaan wax ku ahayan

FIVVER

https://www.fiverr.com/s/NVBB8o

Soo Dhawayno.

Ku Soo Dhawoow Ururka Hiddaha Iyo Dhaqanka Ee Halkar Academy, Cabdiraxmaan Aadan Cabdisamad.

SANNAD GUURADA 10 AAD

1; Sanad guurada 10aad maxay Sanadkan kaka duwan tahay ? Sanadkan waxay kaka duwanaan doonta waxyalo badan , hdaba maxad is leedahay wey kaka duwan doonta sanadkan 10 aad

SOMALILAND HALKAR ACADEMY

Happy 18 May

Dhamaan Halkar academy waxan ugu Hambalyaynaa bilashada bisha may oo ah bil ka duwan bilaha kale taaso la xidhiidha 1may oo ah malinta shaqaalaha aduunka iyo walibam 18may oo ah malintii xornimada sonaliland, waxanu dhawaan u dabaal dagi doona 18may taaso inagu so food leh. Dhaman reer somliland happy 18may

Kayse maxamed ali

' wuxuu ka mid ahaa halgamyaashi sida weyn uga qayab qaatay kor u kaca halkar academy waxa kloo xubin hore ka soo noqday halkar waxa uu qayab laxaad leh ka qaatay shaqooyinka aasaasiga ah ee halkar ka dhex socday wakhtigaasi horumar badan,dalaalo wax ku oool ah , iyola dhaqan bulsho aaad u sareeeya , KAYSE MAXAMED ALI (BOODHARI) Hada waxa uu si rasmiya uga mid noqonyaa mar labaad urukiisi uu hiilka iyo hooba la garab taagna

Shahaadooyin Xalfada 9aad

Hanad Eid maxamed waxa uu kamid yahay dadkii sida joogatta ah ula shaqynyayan ururka lana garab taagna videos iyosawiraba waa Dhamaan aradydiii qaadadtay shahaadooyinka ururka